Taliska ciidamada Milateriga Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu magaalada Muqdisho ka saaray ciidamo milateri ah oo kumanaan gaaraya.
Browsing: ciidamo gadooday
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay ka wareegeen xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho.
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Gen. Maxamed Adan Axmed ayaa hanjabaad u jeediyay ciidamadii dhowaan gadoodka ka sameeyay magaalada Muqdisho.
Ciidamo ka tiran kuwa milateriga ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa maanta ku dhaqaaqay gadood ay ku xireen qaar ka…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamo gadooday ay saaka qabsadeen xaruntii doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee magaaladaasi.
Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan maamulka Puntland ayaa xirtay xarumaha maamulka, iyadoo ka soo baxay aagga Godad ee ay ku…
