Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax culus lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa NISA oo gaari ay…
Browsing: CIIDAMO
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta la wareegeysa ciidamo lagu tababaray Saldhigga Turkiga ee magaalada Muqdisho, iyadoo la qabanayo xaflad wareejin ah.
Ciidamo gaaraya 145 oo Boolis ah, kana socda Dalka Sierra Leone ayaa shalay soo gaaray Soomaaliya, iyagoo ku soo jeeda…
Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo muddo saddex bilood tababar ku qaatay Dugsiga Tababarka ee Turkiga ee Muqdisho ayaa maanta …
Ciidamo hubeysan oo taabacsan guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa la sheegay inay galeen qeybta sare ee…
Iska hor imaad magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xubno ka mida siyaasiyiinta iyo xildhibaannada Mucaaradka ah ay la yimaadeen ciidamo…
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la dejiyay inta u dhaxeyso deegaanka Ceelasha Biyaha iyo degmada Afgooye ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la dar-daarmay ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in magaalada ay gashay xaalad cusub oo aan weli lagu arag, iyadoo ciidamo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta tegay Xerada tababarka ciidanka ee Cero Agoon.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhoobay wadooyinka magaalada iyadoo la xiray qaar ka…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Dhexe ayaa ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka lagu qarxiyay duleedka magaalada…
Qaraxyo iyo rasaas ayaa caawa laga maqlay meelo ka mida caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Maalmihii ugu danbeeyay waxaa magaalada Muqdisho ku soo ururay ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka, gaar ahaan kuwa milateriga oo la…
Burcad dhac ku heysa dadka iyo rakaabka saaran gaadiidka ayaa ka dilaacday Gobolak Shabeelaha Hoose, gaar ahaan degmada Afgooye.
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in maamulka Galmudug uu ciidamo cusub u diray degaanada Bariga Mudug ee dhowaan…
Iska hor imaad dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/Dhexe.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa tababar u soo xiray ciidamada daraawiishta Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ah…
Ciidamo gaara oo ka tirsan kuwa Nabad sugidda ee Gobolka Banaadir ayaa saaka la wareegay ammaanka xarunta Baarlamaanka Soomaaliya oo…
