Qaar ka mida dowladaha Islaamka ayaa ku khilaafay Sacuudiga maalinta ay ku beegan tahay Ciidul Adxaa iyo dhalashada bisha Carafo…
Browsing: Ciidul Adxaa
Maxkamada Sare ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa Caawa ku dhawaaqday maalinta Ciidul Adxaa ku beegan tahay iyo dhalashada bisha Dul…
Kooxda Alshabaab ayaa diyaarad Drone ah ku soo badhigtay Dabaaldeggii munaasabadda Ciidul Adxaa ee ka dhacay fagaare ku yaala degmada…
Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qeyb ka mida maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa la qaata Cutubyo ka tirsan Ciidan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ka baaqsaday salaadii Ciida ee uu dadka kula tukan jiray Masjidka Isbaheysiga Islaamka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Adxaa.
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada ciidda barakaysan ee Al-Adxaa.
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Dowladda Sooomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha u…
Madaxda dowlada Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynaha Puntland oo ay wehliyaan siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin fara badan ayaa boqolaal dadweyne ah kula…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday xilliga ay noqoneyso maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa ee loo yaqaan Tobanaadka.
Madaxda Soomaalida oo isugu jira madaxweyne, guddoomiye Barlamaan, wasiiro, xildhibaano iyo madax kale ayaa maanta si wadajir ah uu ciiday…
Madaxda dowladda Federaalka ayaa hambalyo u diray shacabka Soomalaiyeed munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed, waxayna baaqyo u jeediyay dadka Soomaaliyeed oo…