Xildhibaanada taageersan madaxweynaha xilka laga qaaday ee Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay caawa inay xilkii ka qaadeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle.
Browsing: Cismaan Barre
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle uu ku biiray xildhibaanada kalsoonida kala noqday Madaxweynaha Maamulkaasi.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa laga badbaadiyay Mooshin ay ka keeneen xildhibaanada Hirshabeelle.
Guddoomiyaha ayaa shaqadii ka joojiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Cismaan Barre Maxamed oo mooshin laga keenay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoonka Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle uu shir ugu yeeray magaalada Muqdishi xildhibaanada maamulkaasi.
Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu doortay magaalada Jowhar aya laga dalbaday inay codkooda siiyaan musharax madaxweyne oo…
