Tan iyo wixii ka danbeeyay weerarkii degaanka Bariire ee dadka lagu laayay waxaa mar qura is bedelay taageeradii madaxda dowladda…
Browsing: C/kariin Qalbi dhagax
Xukuumadda Soomaaliya iyo hay’ado raacsan laanta fulinta ayaa la soo baxay hab cusub oo ay u la dhaqmayaan warbaahinta, waxa…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka warbixiyay dadaal ay wadaan madaxda dowladda Soomaaliya oo ku saabsan kiiska Sarkaalka ONLF ee…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa difaac ka dhigatay war laga soo xigtay sarkaal ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya oo ku saabsan…
Saakay aroortii ayaan xaqiijiyay in mujaahid C/kariin Qalbi Dhagax loo dhiibay Dowladda Itoobiya aroortii hore ee maalintii Arbacadda kadib markii…
Ururka ONLF ayaa sheegay shalay in mas’uul sare oo ka tirsanaa ururkaasi oo toddobaadkii hore laga qabtay magaalada Gaalakacayo loo…
Taliyaha NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa markii labaad xilkan loo magacaabay April 2017 markii uu madaxweyne dalka ka noqday…
Taliyaha ciidamada NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa dhabarka u ritay kiiska sarkaal ka tirsan ONLF oo dowladda Soomaaliya ay…
Jabhadda ONLF ee xoreynta Ogaadeeniya ayaa War Cad kasoo saartay sarkaal ka tirsanaa oo dowladda Soomaaliya u gacan gelisay Itoobiya.
