Qaar ka mida xildhibannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hor yimid xil ka qaadista madaxweyne Farmaajo ku sameeyay…
Browsing: Cosoble
Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabeelle ayaa shaacisay inay ka fiirsan doonaan xiriirka kala dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya.
Maamulka Hirshabeelle ayaa xildhibaanada labada Gole ee kasoo jeeda maamulkasai ugu baaqay inay u istaagaan difaaca xuquuqda maamulkaasi.
Wararka laga heleyo magaalada Buuloburte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay goor dhoweyd halkaasi gaareen wafdi ka socda maamulka Hirshabeelle…
Lix ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ugu baaqay inuu soo farageliyo Doorashooyinka Soomaaliya.
