Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose.
Browsing: C/qaadir Siidii
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax lala beegsaday kolonyo ay la socdeen Guddoomiyaha Gobolka Sh/hoose iyo saraakiil ka tirsan…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Shabeellada Hoose, isagoo magacaabay gudoomiye…
Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa la sheegay inuu xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose C/qaadir…
Gudoomiyaha Gobolka Sh/hoose C/qaadir Maxamad Nuur ‘’Siidii’’ ayaa laga soo duubay Cod la sheegay inuu sir yahay oo uu uga…
Guddoomiyaha Gobolka Sh/hoose C/qaadir Maxamed Nuur ayaa shaaciyay inuu dhowr jeer ka badbaaday Alshabaab ay halis geliyeen noloshiisa, isla markaana…