Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa baaq naadir ah u diray ururka Alshabaab ee dagaalka kula jira dowladda Federaalka iyo ciidamada…
Browsing: C/raxmaan C/shakuur
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Siyaasi C/raxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay ka qeybgalkii caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Puntland iyo sidii ay…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in khudbadaha xafladda caleemo saarka laag reebay siyaasiyiin uu ka mid yahay C/raxmaan…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in taliyaha Booliska Puntland uu amar ku bixiyey in garoonka Gen. Maxamed Abshir…
Waxaa lagu wadaa in bisha 08 Febraayo oo ku aadan labo sano ka dib maalintii la doortay Madaxweyne Farmaajo la…
Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka ayaa maanta magaalada Baydhaba kula kulmay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Laftagareen, iyadoo sheegay inay…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida hoggaamiyeyaasha xisbiyada dalka ka jira ayaa madaxtooyada Somalia ku eedeeyay inay lacag ku…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si weyn u cambaareeyay falkii ay ciidamada amniga ku hor istaageen xaflad lagu soo xiri…
Ciidamada Booliska dowladda Soomaaliya ayaa hor istaagay oo joojiyey xaflad uu xisbiga Wadajir ku qabsan lahaa hotel ku yaalla magaalada…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay madaxweynihii hore ee Soomaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Xasan Sheekh Maxamuud, Siyaasiga…
Waxaa hadda shir jaraa’id qabanaya siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo maanta ciidamo ka tirsan dowladda ay hor joogsadeen xaflad uu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo la dul dhigay hotel la sheegay inuu xaflad ku qabsan lahaa…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame iyo xisbigiisa Wadajir ayaa maanta xus u sameynaya weerarkii sanad ka hor ay ciidamada NISA ku…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si weyn u cambaareeyay dowladda Turkiga, isagoo sheegay inay tahay dowlad laba-wejiilenimo ku dhaqanta, marka…
Qaar ka mida siyaasiyiinta iyo xildhibaannada ayaa lagu eedeeyay inay kooxda Alshabaab u fidiyeen dacaayad kadib markii ay faafiyeen muuqaallo…
Siyaasiyga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in musharaxa madaxweynaha maamulka K/Galbeed Mukhtaar Roobow Cali laga soo abaabulay Madaxtooyada Soomaaliya.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame iyo xisbigiisa Wadajir ayaa waqtigii ugu danbeeyay ka haray oo laga waayey liiska dhinacyada ku midoobay…
Siyaasiga Mucaaradka ah ee C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in haweeneydii Jimcihii lagu dilay xarunta Jaamacadda Soomaaliya Aamina Xuseen Xasan…
Isbaheysiga mucaaradka ee Kutalada xildhibananada Baarlamaanka madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh Horusocod iyo xisbiyada KMG ah ee Daljir, Wadajir, Kulan…
Siyaasiga mucaaradka ah ee sida weyn ugu kacsan dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku eedeeyay Villa Somalia…
