Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa denbi ku weysay, siina deysay nin la dhashay Basiira C/raxmaan oo ahayd…
Browsing: C/raxmaan Yariisow
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan ayaa u sharxan in dib loogu magacaabo wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya xilkaasi oo uu…
Ra’iisal wasaaaha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar ku siiyey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir inuu shaqada ka ceyriyo guddoomiyeyaasha degmooyinka…
Guddoomiyaha cusub ee maamulka G/Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka shirka Golaha Amniga Qaran oo uu…
Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir ayaa bilaabay inuu Biro waaweyn ku xiro goobaha laga soo galo xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.
Daahir Calasow oo ah Soomaali deggan dalka Holland ahna shakhsi inta badan dhaliya muran iyo dood (controversial person), ayaa dacwad…
Dowladda Federaalka ayaa dacwad ku soo oogay Cumar Faaruuq Cismaan oo sheegta inuu hoggaamiyo ururka Saxafiyiinta Soomaaliyed ee NUSOJ.
Mid ka mid gacan-yareysaashii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa weerar dhinaca baraha bulshada ah ku qaaday Wasiirka cusub ee…
Wasiirkii hore ee Warfaafinta dowladda Soomaaliya ahna Siyaasi xilal badan kasoo qabtay dowladda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow),
