Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta safaaradda Ingiriiska
Browsing: Cumar C/rashiid
Cabdixafiid Maxamud Jaamac: ‘Wax la aqbali karo ma’ahan in uu Cumar Cabdirashiid xoog ku daganaado gurigeenna uuna maalin walba noo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka war helay xilli danbe qorshe halis ku ah rajadiisa musharaxnimo
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa booqasho ku jooga dalka Itoobiya, wuxuuna la kulmay Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa diyaarad gaara u kireystay dalka Boqortooyada Sacuudiga oo cumro siyaasaded uu…
Waxaa dib u soo laabtay doodii ku saabsaneyd in xilligii dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya 2009 la iibsaday Badda Soomaaliyeed…
Madaxdii madasha Qaran ee shirka uga socday magaalada Baydhaba isu bedeshay Madal danley ah oo lagu go’aamiyo wax ka bedelka…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasn Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid ayaa si aan la fileyn u baab’iyay qoondadii…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa ka hadlay xaaladda doorashada dalka oo muddo kooban ka hartay, wuxuuna sheegay in la sameeyay…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa siyaabo kala duwan u soo saaray warar…
Wafdi ka socda dowladda Mareykanka oo Muqdisho tegay ayaa la sheegay inay farriin adag soo gaarsiiyeen madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa guddi xaqiiqo raadin ah u magacaabay eedo loo jeediyay hay’addaha…
Kulankii la filayay inuu maanta ka dhaco xarunta Baarlamaanka Federaalka ee magaalada Muqdisho ayaa dib u dhac ku yimid, iyadoo…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa diiday in muddo laba bilood ah lagu kordhiyo xilliga ay dhacayso doorashada sannadkan 2016-ka, taasoo ahayd…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiir ayaa Baarlamaanka Federaalka ka codsaday inuu ansixiyaan Heshiiska qaabka Doorashada ee 2016 oo ay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa kashifay qorshe muddo kordhin ah oo dowladda Federaalka u baahan tahay si loo qabto doorashooyinka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa caawa kulan degdeg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada isagoo ka maqnaa shirarkii…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii waxashnimada ahaa…
Ra’iisal-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliyeed Dr Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta magaalada Garoowe ku dhagax dhigay dhismaha cusub ee ICT, kaas…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo weheliyo Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Puntland, Mudane Cabdweli…
