Browsing: Cumro
Boqorka Sacuudiga Salman Bin C/casiis ayaa wareegto uu soo saaray shaqadii uga eryay wasiirkii Xajka iyo Cumrada dalkaasi Mohamed Bintin.
Fannaanka caanka ah ee Axmed C/kariin Maxamd (Axmed Biif) ayaa ku dhawaaqay inuu gebi ahaan ka baxay Fanka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Jidda ee Boqortooyada Sacuudiga isagoo ka yimid magaalada Medina.
