Madaxweynaha dawladda Puntland C/iweli Maxamed Cali (Gaas) oo maanta dib ugu laabtay magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay heshiiskii Dubai iyo…
Browsing: C/weli Gaas
Xildhibaan ka tirsan Guddiga Qorsheynta iyo Siyaasadda ee Baarlamanka Dowlada Puntland ayaa warbaahinta usoo bandhigay cadeymo ka dhan ah Madaxweynaha…
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta mar kale u duulay dalka Imaaraadka Carabta.
Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas iyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa lagu eedeeyay inay faragelin ku sameeyeen ergadii dooran lahayd xildhibaanada…
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in Puntland ay duullaan ku soo qaadeen isbaheysi ka kooban afar…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulka Galmudug uu qarka u saaran yahay inuu joojiyo howlaha doorashooyinka…
Mid ka mida isimada Puntland ayaa si kulul ugu eedeeyay dagaalada ka socda magaalada Gaalkacyo unuu ka danbeeyo madaxweynaha Puntland…
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa lagu qasbay inuu liiska musharixiinta Aqalka Sare ka saaro siyaasi ay isbaheysi lahaayeen oo ka…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/iweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku dhaqaaqay fal la yaab leh kadib markii uu magaalada Garowe ku…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkaco ayaa sheegaya in maamul Goboleedka Puntland ay ciidamadii ugu badnaa keenay magaalada Gaalkacyo oo xiisad…
Madaxweynaha Puntland ayaa magacaabay wasiirka cusub ee Siciid Maxamed Raage oo loo magcaabay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha, Gaadiidka badda iyo la dagaallanka…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa war-saxaafadeed layaab leh kasoo saartay xaaladda magaalada Gaalkacyo, iyadoo ku eedeysay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo garab…
Wararka laga helayo Xafiiska Siyaasadda Q/Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegaya in wakiilada Beesha caalamka ay faragelin ku sameeyeen xiisada colaadeed…
Mida ka mida madaxweynayaasha maamulada dalka ayaa ku dhaqaaqay tallaabo uu Kursi ka mida Aqalka sare ku siiyay siyaasi ay…
Qoraal kasoo baxay madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa lagu magacaabay safiir Puntland u fadhin doona dalka Itoobiya.
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa jawaab kulul u diray siyaasiyiinta iyo odayaasha ka soo jeeda gobollada Waqooyi ee…
Wararkii ugu danbeeyay ee shirka Madasha Qaran ee ka socday magaalada Muqdisho ayaa u muuqda in la isku mari waayay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland uu ka baxay shirkii Madasha Qaran.
Iyadoo maalintii afraad uu shirka Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida ka socdo Muqdisho ayaa warar soo baxaya ay sheegayaan in…
