Browsing: Daadad
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta gaaray Degmada Qardho ee Daadadku ku rogmadeen, kuwaasoo qasaare weyn ka geystay magaalada.
Daad culus oo xalay ku fatahay degmada Qardho ee Gobolka Bari ayaa sababay qasaare weyn oo isugu jira dhimasho iyo…
Wararka laga helayo Degaanada Xeebta ee Somalilamd ayaa sheegay in Roobab dabaylo wata oo ka dhashay Duufaankii ku dhuftay xeebaha…
Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan oo ku taalla bartamaha Soomaaliya ayaa gebi ahaan biyihii roobabka ay go’doomiyeen iyadoo ay saameyn…
