Wadooyinka xiran ee xaafadaha Muqdisho oo lagu jaray dhagxaanta waaweyn ayaa dhaliyey in xalay loo gurman waayo guri dab qabsaday…

Agaasimihii Waaxda Dab-damiska Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay maamulka Gobolka Banaadir.