Howlgal lagula tacaalayo dab ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha, magaalada Muqdisho ayaa socda, kadib markii uu caawa dab qabsaday…
Browsing: Dab
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Dab ka kacay suuqa wey ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.
Dab lama filaan ah ayaa qabsaday qeybta keydka hadalka ee Idaacadda Radio Muqdisho oo ku dhex yaalla xarunta Wasaaradda Warfaafinta.
Xalay xilli danbe ayaa waxaa dab qabsaday Baar ku yaalla gudaha Garoonka Aadan cadde ee Muqdisho, iyadoo saacado aroortii hore…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu Dab xoog leh ka kacay Baar ku yaalla agagaarka Isbitaalka Erdogan Ex. Digfeer,…
Dab xoog leh ayaa ka kacay xarumo ganacsi oo u badan dukaamo ku yaalla degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, iyadoo…
Wararka laga helayo magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya aya sheegaya inuu Dab qasaare geystay ka kacay xarumo ganacsi oo…
Wadooyinka xiran ee xaafadaha Muqdisho oo lagu jaray dhagxaanta waaweyn ayaa dhaliyey in xalay loo gurman waayo guri dab qabsaday…
Cali Cabdalle Faarax oo dhaawac culus ka soo gaaray Dab qabsaday Guri Jiingad ahaa oo ku yaalla degmada Yaaqshiid ee…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegayaan in Doon Ganacsi uu Dab xoog leh xilli ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhacdo xanuun leh ay ka dhacday degmada Yaaqshiid, iyadoo qoys ka kooban…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xarunta weyn ee Warshada Isbuunyada Mubaarak uu dab qabsaday.
Dab xoog leh ayaa galabta kacay Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho, iyadoo uu geystay hantiyeed geystay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dab xoog leh uu ka kacay suuq ku yaalla magaalada Muqdisho.
Dab qabsaday kaalin shidaal oo ku taalla Magaalada Cadaado ayaa dhaliyay qasaare xoog leh oo hantiyeed.
Suuqa Gikomba ayaa la sheegay in uu dab qabsaday xalli saqdii dhexe. Wuxuu ku dhowyahay xaafadda Islii ee Nairobi.
Afar walaallo ah ku dhintay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose, kadib markii uu dab qabsaday Xero ay ku noolayeen…
Ugu yaraan 25 ruux oo arday iyo macalimiin ay ka mid yihiin ayaa ku dhintay dab ka kacay madariso islaami…
Dab caawa ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho ayaa geystay qasaare, iyadoo lagu guuleystay in la damiyo.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu dab ka kacay suuq labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho.
