Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in dad badan oo shacab ah ay ku dhinteen Gaari BL ah oo…
Browsing: Dad la laayay
Wararka laga helayo Degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka degmada lagu arkay Meydadka Saddex qof oo la…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray aasidda meydadkii weerarkii Bariire oo muddo toddobaad la diidanaa…
Meydadkii dadkii lagu dilay weerarkii degaanka Bariire ee Gobolka Sh/hoose ayaa weli la aasin, iygoo ku jira qaboojiyeyaal.
Xeer ilaalinta Ciidamada qalabka sida ayaa amar ku bixisay in la aaso dadkii dhowaan ku dhintay degaanka Bariirre ee Gobolka…
Ehaladii dadkii lagu dilay weerarkii Bariire ee waaberigii Jimcaha ka dhacay Gobolka Shabeelada Hoose ayaa diiday inay aasaan meydadka.
Guddi dowladda Federaalka Soomaaliya u magacawday baaritaanka shilkii dadka lagu laayay ee ka dhacay degaanka Bariire ayaa maanta tegaya goobtii…
Xarakada Al-Shabaab ayaa War kasoo saartay Weerarkii Bariire ee dadka badan lagu laayay, iyadoo tacsi u dirtay dadka la dilay.
C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida siyaasiyiinta, horena u soo noqday wasiir ayaa si qoto dheer uga hadlo weerarkii dadka…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa ballanqaaday inuu tallaabo ka qaadi doono wixii ka dhacay degaanka Bariire ee Gobolka Sh/Hoose, isla markaana…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si weyn u weerarray wasiirada xukuumadda Soomaaliya ka tirsan ee ka hadlay weerarkii Bariire.
Taliyaha ciidamada dowladda Somalia Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa sheegay in howlgal ay ka fuliyeen ciidamada Somalia meel u dhow Bariire…
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa ka hadlay weerarka ka dhacay degaanka Bariire ee dadka shacaba ah…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saddex War oo kala duwan kasoo saartay Weerarkii Degaanka Bariire ee Gobolka Sh/hoose ka…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Cabdullaahi ayaa sheegay in hawlgal ka dhacay degaan u dhow Bariire maanta ay fuliyeen ciidamada…
Odayaasha ehelada dadkii lagu laayay weerar ka dhacay tuulada Bariire ee gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegay inaan la aaseynin dadkaasi.
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ka hari doonin ciidamada AMISOM sidii ay caddeyn iyo magdhow uga bixin…
Ciidamada AMISOM ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa muddo 24 saacadood gudahood dilay 11 ruux oo shacab ah.
