Browsing: Dagaal Beeleed
Waxaa sii xoogeystay dagaal beeleed ka taagnaa Gobolka Hiiraan, gaar ahaan degaanka Kabxanley ee duleedka magaalada Beledweyne.
Maleeshiyo Beeleed hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday dadna ku dilay degaanka Dhagxanya-cadde oo duleedka degmada Galdogob ee Gobolka Mudug.
Dagaal beeleedyo aan hore loo arag oo dad badan lagu laayey ayaa ka socda Gobollo ka mida Koonfurta Soomaaliya, xilligan…
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya inuu sii xoogeystay dagaalkii ka socday degmada Ceel Afweyn uu sii xoogeystay, iyadoo…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in qasaare xoog leh uu dhaliyey dagaal beeleedka xalay iyo…
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay Gobolka Sool ay sare…
Ugu yaraan 7 qof ayaa lagu dilay in ku dhow 10 kalana wey ku dhaawacmeen ka dib markii dagaal laba…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal beeleed maanta ka qarxay magaalada Marko ee Gobolka Sh/hoose.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya inuu dagaal Beeleed ka qarxay tuulooyin ka tirsan degmada Cadale.
Dagaal beeleed dad badan lagu dilay ayaa ka dhacay Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ka mida gobollada ay dagaalada…
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sh/Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in dad dhowr loogu dilay aano qabiil.
Dagaal beeleed ay isaga horjeedaan labo maleeshiyo ayaa ka socda deganka Baar ee duleedka Magaalada Baledweyne Gobolka Hiiraan.
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in laba maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo beeleed ay ka qarxeen bariga Gobolkaasi.
Dagaal beel ka qarxay degmada Balcad ee Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa dhaliyay qasaare naf iyo maal leh.
Dagaal beeleed qasaare badan dhaliyay ayaa ka socda degaano hoos taga degmada Cadale ee Gobolka Shabeelada Dhexe.
