Ciidanka amniga ayaa soo bandhigay labo dabley ah oo ka tirsan Al-shabaab, kadib markii lagu qabtay dagaal toos ah oo…
Browsing: Dagaal
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in degmada Jalalaqsi lagu dilay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab, kadib weerar jidgal ahaa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal galabta ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, kaasoo dhex maray…
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in milateriga Somalia iyo AMISOM ayaa Duqeyn ku dileen Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan…
Ciidamada Milateriga ee Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in howlgal ay ka fuliyeen Gobolka Sh/Hoose ay ku laayeen maleeshiyo ka…
Faahfaahin laga helayo dagaal ka dhacay Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaysa in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab lagu dilay weerar kedis ah…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Milateriga dowladda Soomaaliya ee kumaandooska Danab ay maleeshiyo badan ku dileen…
Wararka lag helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in maleeshiyada Alsahbaab ay weerar culus saaka ku qaadeen degaanka Deynuunaay ee duleedka…
Kooxda Macaawisley ee dagaalka kula jirta Al-shabaab ayaa sheegtay inay weerar ku qaadeen degaanka Luuq Jeelow ee Gobolka Hiiraan, halkaasoo…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Alshabaab Saaka ku qaadeen Degmada Awdheegle oo dhowaan ay ka qabsadeen…
Ciidanka klumaandooska Xooga Dalka ee Danab ayaa weerar rogalcelis ah kala kulmay maleeshiyada Alshabaab, kadib markii ay ka qabsadeen degmada…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay inuu dagaal ka dhacay degaanka Mareero ee duleedka magaalada, kadib markii ay is…
Wararka laga helayo degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya inuu dagaal ka socdo degmada, kaasoo u dhaxeeya maleeshiyo beeleed…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal xalay ka dhacay degaanka Ceelaha Biyaha, kaasoo hore loo sheegay inuu dhex maray…
Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan Gashaanle Dhexe Maxamed Macow Xalane ayaa maanta lagu dilay dagaal ka dhacay degaanka Kala-Beyr ee…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inuu dagaal ka qarxay degaanka kala-beyr ee duleedka magaalada Beledweyne, Xarunta Gobolka Hiiraan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka wada tirsan milateriga Soomaaliya uu dagaal ku dhex maray Xaafada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal qaraar oo ciidamada dowladda iyo dagaalamayaasha Alshabaab ku dhex maray Tuulada Yaaqle ka…
Ciidamo ka wada tirsan askarta dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku dagaalamay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.
Iska hor imaadyo xoog leh ayaa maanta ku dhex maray degmada Shibis iyo xaafado ku dhow ciidamada Booliska iyo kuwa…
