Wararka laga helayo degaanka Jasiira ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in weerar halkaasi ka dhacay lagu dilay laba qof oo…
Browsing: Dagaal
Dagaalkii Soomaalida Itoobiya iyo Oromada ayaa sii xumaadaya iyadoo lagu warramyo dad Soomaali ah oo lagu gowracay degaan u dhaxeeya…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo ka yimid Gobolka Sh/dhexe ay…
Wararka laga helaya gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamdii ugfu badnaa ay halkaasi ku daabuleen maamullada Puntland iyo Somaliland iyadoo…
Dgaal culus ayaa markii labaad maanta oo dhan ka socday degaanka Caad ee degmada Xarardheere, iyadoo dadka degaanka iyo kooxda…
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal qaraar oo maanta barqadii tuulada Caad ee degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ku…
Wararkii ugu danbeeyay ee dagaal ka qarxay degaano hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa sheegayaan in qasaare xoog…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal la isku gabal dhacsaday oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay Buundada…
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in weerar culus ay kooxda Alshabaab ku qaadeen degmada Qoryooley, halkaasoo u…
Ciidamada milateiga dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in howlgallo ay ka fuliyeen bGobolka Jubbada dhexe ay ku dileen in ka badan…
Wararka laga helayo gobolka Jubbada hoose ayaa sheegay in ciidamada huwanta ee maamulka Jubba, dowladda Soomaaliya, Kenya iyo Mareykanka ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay caawa weerar ku qaadeen bar ay fadhiyaan…
Isbaheysiga Sacuudiga ee dagaalka ka wada dalka Yeman ayaa bilaabay dagaal ay ku doonayaan in dib loogu qabsado dekadda Xudeyda…
Taliye ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa shaaciyey in tiro ka badan 80 maleeshiyo oo Alshabaab ah lagu dilay howlgallo…
Kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inay xeelad cajii ah u adeegsatay weerarkii ay ku dileen askariga Mareykanka ah, kuna dhaawaceen…
Kooxda Alshabaab ayaa maanta mar kale weerar kale ku qaaday saldhigga Ciidmada NISA ee degaanka Siinka dheer, duleedka magaalada Muqdisho…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dib u celiyey ciidamo ka tirsan kuwa maamulkiisa iyo milateriga dowladda Soomaaliya isagoo maanta…
Dagaal culus ayaa la sheegay inuu caawa fiidkii ka dhacay degaanka Siinka-dheer ee duleedka magaalada Muqdisho, kadib markii ay weerar…
Ciidamada Soomaaliya, kuwa Kenya ee AMISOM iyo ciidamadii Mareykanka ahaa ee dhowaan degay xarunta Baar Sanguuni ayaa isaga baxay halkaasi,…
Dagaal qaraar oo socday muddo ka badan 30 daqiiro ayaa xalay Degmada Waajid ee gobolka Bakool ku dhex maray ciidamada…
