Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar ay kooxda Alsahbaab ku qaadeen galbta fariisin ay ciidamada dowladda ku leeyihiin Gobolka…
Browsing: Dagaal
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Alshabaab ay weerar culus kula wareegeen galabta degaan ka tirsan degmada Balcad.
Ciidamada Itoobiya ee AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Gobolka Hiiraan ayaa degaano iyo tuulooyin ka qabsaday Alshabaab.
Iska hor imaad dhex maray ciidamada dowladda Somaaliya oo dhexdooda ku dagaalamay degmada Mahadaay ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa lagu dilay…
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ay qabsadeen degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool oo ay ku…
Ciidamada maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa dagaal ka dhex qaraxay kadib markii ciidamada Somaliland ay weerar saaka ku qaadeen aagga…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad uu dhex maray Ciidamo kawada tirsan Dowladda Gaar ahaan…
Wararka laga heleyo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in iska hor imaad uu magaaladaasi ku dhex maray maleeshiyo kala taabacsan maamulada…
Dagaal culus oo khasaare geystay ayaa la soo sheegay inuu saaka barqadii ka qarxay deegaan ka tirsan gobolka Sool, kaasoo…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dagaal sababa khasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay deegaano katirsan Gobolkaasi,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas la isku weydaarsaday goobo u dhow garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dad badan oo Soomaali ah ay laayeen Oromada kadib markii uu dib …
Wararka laga helayo gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshbaab ay weerar kedis ah ku qaadeen suuqa…
Ciidamo ka tirsan milateriga dowladda Soomaaliya oo qaab beeleed u abaabulan ayaa dagaal kale xalay ku dhex maray xaafadda jamhuuriya,…
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al-shabaab ayaa ku dagaalamay degaano ka tirsan degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay.
Dagaal u dhaxeeya ciidamo ka tirsan milateriga dowladda Soomaaliya oo qaab beeleed u abaabulan ayaa mar kale ka qarxay xaafad…
Wararkii ugu danbeeyay iska horimaad isgooska Tarabuunka ee degmada Hodan ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo dabley hubeysan oo u abaabulan qaab beeleed…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka wada tirsan ay ku dagaallameen xaafado ka mida degmooyinka Gobolka…
Wararka laga helayo gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in nabadoon caan ah lagu dilay degmada Afgooye.
