Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal beeleed maanta ka qarxay magaalada Marko ee Gobolka Sh/hoose.
Browsing: Dagaal
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo xarunta gobolkaasi ee magaalada Marko.
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay dagaal culus oo ka dhacay gobolka Sh/Hoose ay ku dileen ilaa 39 askari.
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo dagaal culus oo kooxda Alshabaab iyo ciidamada dowladda ku dhex maray gobolka Shabeelada…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegaya in weerar culus ay ku soo qaadeen dagaalamayaasha kooxda Alshabaab.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xirtay ciidamadii ku lugta lahaa rasaas lagu furay gaari uu la socday sarkaal ka tirsan…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si kulul u canbaareeyay qorshaha xukuumadda Soomaaliya ee sugidda nabadgelyada magaalada Muqdisho.
Iska hor imaad magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa keenay in lagu dilo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka uu dhaliyay qasaare…
Ciidamada xasilinta Muqdisho ayaa gacanta ku dhigtay dabley maleeshiyo ah oo iska hor imaad dhex maray.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in iska hor imaad hubeysan uu magaalada Muqdisho ku dhex marayo ciidamada xasilinta iyo…
Dagaal ayaa mar kale maanta dib uga qarxay degaanka Xeraalka ee Gobolka Ggalgaduud, iyadoo qasaare weyn uu geystay.
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu maanta ka qarxay degaanka Xeraale.
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaanka Birta Dheer oo 20 KM…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya inuu dagaal ka qarxay saaka, kaasoo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan Milatariga dowladda Soomaaliya uu…
Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee Shabellaha Hoose ayaa sheegayaan inuu iska hor imaad halkaasi ku dhex maray ciidamo ka…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar culus saarka ku qaaday saldhig ay ciidamada AMISOM…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in qasaare ka dhashay weerar isugu jira Qarax iyo dagaal toos ah…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamadii AMISOM iyo Dowladda Soomaaliya ay dib uga gurteen degaano ay…
