Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in hada halkaasi dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya ciidamada Maamulada Puntland iyo…
Browsing: Dagaal
Puntland ayaa mar kale ku eedeysan ciidamada dowladda Soomaaliya inay qeyb ka ahaayeen dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Dagaalkii saaka dib uga bilowday magaalada Gaalkacyo ayaa weli socda iyadoo rasaas culus iyo madaafiic ay is weydaarsanayaan labada dhinac.
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in rasaas goosgoos ah ay ka bilaabtay goobaha ay isku hor fadhiyaan ciidamada…
Xaalada magaalada Afgooye ayaa caawa kacsan iyadoo maleeshiyada Alshabaab galabta ka wareegeen inta badan magaaladaasi.
Weerar qorsheysan oo dhowr jiho laga soo qaaday ayaa ka socda magaalada Jowhar ee duleedka Muqdisho, iyadoo ay Alshabaab qabsatay…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya inuu dagaal ku dhex maray halkaasi ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kooxda Alshabaab.
Wararka hadda laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegayaan inuu goor dhow dagaal goos goos ah ka bilowday magaaladaasi.
Dagaal kale ayaa la soo weriyay inuu galabta gelinkii dambe ka dhacay degaanka Godilabe ee oo maanta ay ku dagaalameen…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu dagaal kale ka dhex qarxay ciidamada maamulada Galmudug iyo Puntland.
Puntland ayaa dib u bilowday saaka dhismaha maxjarkii xoolaha ee muranku ka dhashay, kaasoo dhaliyay dagaal shalay dhex maray labada…
Xaladda magaalada Gaalkacyo ayaa saaka degan iyadoo ay jirto xiisad colaadeed oo labada maamul ka dhex jirta markii au saxaafadda…
Ugu yaraan afar qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen dagaallo soo cusboonaaday oo maanta ka dhacay magaalada Gaalkacayo, sida…
Galmudug ayaa ka digtay dagaal weyn ka oo qarxa magaalada Gaalkacyo, iyadoo sheegtay gaadiid dagaal iyo ciidamo ay Puntland ku…
Wararka laga heleyo magaalada Gaalkaco ayaa sheegaya inuu saaka dagaal ka dhex qarxay ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug.
Dagaal qaraar oo gacan-ka-hadal ayaa hotel ku yaala magaalada Nairobi ku dhex maray Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin…
Dagaal xoog leh ayaa Bariga Mudug ku dhex maray ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo dad xoolo dhaqato ah.
Iska hor imaad dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/Dhexe.
Wararka laga helayo magaalada Beled-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal beeleed ay abuureen maamulka Jubba uu ka socdo…
Dagaal toos ah iyo qaraxyo ka dhacay Gobolka Gedo ayaa dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo dhex maray cidiamada…
