Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay saddex kalena way ku dhaawacmeen idagaal xalay xeebta ceelaayo oo 30 KM dhanka waqooyi…
Browsing: Dagaal
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaray magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka ay ku sii jeedaan magaalada…
Wararka laga helayo gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya dagaal degaanka Cali-fooldheere oo hoostaga Degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe ku dhexmaray…
Ciidamo ka wada tirsan kuwa milateriga dowladda Federaalka ayaa ku dagaalamay degmada Baraawe ee gobolka SH/hoose, waxayna wararka laga helayo…
Dagaalkii shalay ka qarxay magaalada Beledweyne ayaa maanta mar kale dib uga bilowday halkaasi, iyadoo labada maleeshiyo beeleed ay saaka…
Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay dagaalka saaka ka qarxay magaalada Gaalkacyo ee u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Galmudug iyadoo Puntland ku…
Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka ayaa ku dagalamay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose kadib markii ay isku…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu saaka ka qarxay dagaal u dhaxeeya ciidamo…
In ka badan 11 ruux ayaa ku dhintay iyadoo tiro kale oo ku dhow 19 kalena ay ku dhaawacmeen dagaal culus…
Wararka laga helayo degaanka Kabsuuma Ee Gobolka Jubbadda hoose ayaa sheegaya inuu dagaal ku dhex maray laba kooxood oo ka…
Dagaal culus ayaa duleedka magaalada Kismaayo ku dhex maray ciidamada maamulka Jubba oo gacan ka helaya ciidamada Kenya ee AMISOM…
DAGAAL BEELEED KA QARXAY MAGAALADA BELEDWEYNE Dagaal beeleed oo qaraar ayaa ka qarxay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, iyadoo dagaalku…
Kooxda Al Shabaab ayaa soo bandhigay Sawiro muujinaya Hub iyo Gaadiid dagaal oo ay ciidamada dowladda Soomaaliya kala wareegeen dagaal…
Dagaal u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalk0a Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay isgoyska Howlwadaag ee magaalada Muqdisho oo…
Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in dagaal uu ku dhex maray meel qiyaastii 7 KM…
Wararka laga helayo magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu iska hor imaad cusub ka dhacay halkaasi kadib dagaalkii…
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal culus uu dhex maray maleeshiyada Kooxda Ahlu suna iyo ciidamada dowlada…
Warar hada soo dhacay ayaa sheegaya in dagaal culus ka qarxay magaalada Kismaayo kaasoo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan…
Warar naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal qaraar oo gudaha degmada ka dhacay dib…
