Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in dagaal beeleed u dhaxeeya maleeshiyo beeleed uu halkaasi ka qarxay, isagoo socda…

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa War kasoo saaray dagaalada ka qarxay degaanka Xeraalka ee Gobolka Galgaduud.