Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya is-rasaaseyn ka dhacay magaalada Muqdisho Caawa lagu dilay taliye ka tirsan ciidamada Kumaandooska…
Browsing: Danab
Saraakiisha ciidamada dowladda Somalia ayaa xaqiijiyey in Qarax miino oo ka dhacay duleedka Muqdisho ay shalay ku dhinteen askar ka…
-Ciidammada kumaandooska ee xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyey deegaanka Shaam ee Galbeedka inta ka xiga degmada Awdheegle,…
Ciidanka klumaandooska Xooga Dalka ee Danab ayaa weerar rogalcelis ah kala kulmay maleeshiyada Alshabaab, kadib markii ay ka qabsadeen degmada…
Ciidamada Danab ee Xoogga dalka ayaa isku fidiyey agagaarka degmada Aw-dheegle oo ay shalay ka qabsadeen maleeshiyaadka Alshabaab, iyagoo howlgallo…
Ciidamada kumaandooska ee xoogga dalka ayaa la wareegay degmada Aw-dheegle ee Gobolka Sh/Hoose oo ay hore uga talinayeen maleeshiyada Alshabaab.
Ciidamada dowladda ee la wareegay amniga magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka mida ciidamada sida gaarka ah u tababarran ee milateriga…
Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo dhoweeyay ciidamo Kumaandoos Soomaali ah oo lagu soo tababarray dalka Turkiga, kuwaasoo qeyb ka ah…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Khayre ayaa maanta Xerada Tababarka Gen. Gordan ee magaalada Muqdisho kula halday ciidamo ka tirsan…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa weerar xoog leh xalay saqdii dhex ku qaaday degaanka Bariire ee Gobolka Shabeellada Hoose oo ay dhowaan…
Ciidamadii ug horeeyay ee kumaandoos ah oo soo tababareen Turkiga ayaa qalin jebiyay, iyadoo xafladii qalin jebintooda uu ka qeyb…
Boqolaal ciidamo Soomaali ah oo loo tababarrayo kumaandoos ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdish, iyagoo ku sii jeeda dalka Turkiga.
Ciidamo kumaandoos Soomaali ah oo tababar ku soo qaatay dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.
Taliska ciidamada Soomaaliya ee Danab ayaa faahfaahin ka bixiyey Gaari Booyad ah oo la sheegay in qaraxyo laga soo buuxiyey…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay degaano cusub kala wareegeen dhaqdhaqaaqa Alsahbaab, kadib howgallo ay ka bilaabeen Gobolka Sh/Hoose.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegay in weerar cirka iyo dhulka ah oo ciidamada Kumaandooska Somalia iyo Mareykanka ku…
Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo taageero Malatari ka helayo Ciidamo Mareykan ah ayaa xalay Saqdii dhaxe Howlgal qorsheysan ka fuliyay saldhig…
Ciidamada Danab ee kumaandooska Somalia iyo ciidamo Mareykan ah oo wehliya ayaa xalay weerar ku qaaday xarun ay kooxda Alshabaab…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in ciidamo Somali iyo Ajnabi ah ay gurigiisa ku weerrareen kuna dileen Sheekh…
Howlgal ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ayaa la sheegay inu lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab, iyadoo ay ka qeyb…
