Browsing: Dastuur
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qabatay munaasabad lagu daah-furayay Barnaamijka Dastuurka KMG ah oo Carabi lagu qoray.
Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya C/kariin Xaaji Cabdi Buux ayaa faahfaahin ka bixiyey Dastuurka la sheegay in la xaday ee…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka. ahna ku simaha Guddoomiyaha Cabdiweli Ibraahim Muudey ayaa kashifay xog ku saabsan dastuurka KMG…