Wararka laga helayo magaalda Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in qaar ka mida madaxda Jabhadda hubeysan ee ONLF…
Browsing: DDSI
The Ethiopian-Somali People’s Democratic Party (ESPDP) elected the minister of government communications affairs office Ahmed Shide, as chairman, replacing Abdi…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiirkii Isgaarsiinta xukuumadda Federaalka Itoobiya Axmed Shide loo doortey Gudoomiyaha Xisbiga talada haya…
Shirkadaha shidaalka ayaa shaqaalaha kala baxay dhulka Soomaalida Itoobiya, kadib shaqaaqooyinkii dhowaan ka dhacay degaanadaasi oo keenay xaalado amni darro…
Jabhadda ONLF ayaa maanta magaalada Nairobi maanta uga dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac, kadib muddo tobanaan sano ah oo ay dagaal…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qalalaasaha ka dhacay dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya oo keenay…
Golaha Dhexe ee xisbiga ka taliya Degaanka Soomaalida ayaa looga yeeray magaalada Addis Ababa, kadib markii dowladda federaalka lasoo xiriirtay,…
Iyadoo xaaladda magaalada Jigjiga ee xarunta maamulka Soomaalida Itoobiya ay weli ka jirto hubanti la’aan siyaasadeed iyo mid amni ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Addis ababa ayaa sheegaya in madaxweynihii dowlad degaanka soomaalida ee Itoobiya ee xilka ka degay Cabdi…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya qaabka loo qabtay madaxweynihii hore iyo is-maamulka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar (Iley) oo…
Madaxweynaha cusub ee loo magacaabay Is-maamulka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Axmed Cabdi Maxamed (Ilka-case) ayaa ah wiil dhalinyaro ah oo…
Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa xukun degdeg ah ku soo rogtay dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya, iyadoo uu is casilay madaxweynihii maamulkaasi…
Waxaa si weyn u sii xoogeystay Rabshadaha u dhaxeeya Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada magaalada Diridhabe, iyadoo wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in…
Wararka laga helayo magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida Itoobiya aayaa sheegaya in xaaladda magaalada ay degan tahay, inkastoo cabsi…
Warar kala duwan ayaa tan iyo shalay kasoo baxayey halka uu ku danbeeyay madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar (Iley), isagoo…
Wararka laga helayomagaalada Diri-dhabe ee Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in rabshado waaweyn iyo qas ay halkaas qarxeen.
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Jigjiga ayaa sheegaya inay xaaladda faraha ka baxday, iyadoo boob xoog leh iyo bililiqo ay…
Xaaladda magaalada Jigjiga ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa qasan, kadib markii ciidamada milateriga Federaalka Itoobiya ay saaka la wareegeen goobaha…
Wararka laga helayo Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in Ciidamada Milatariga dowladda Federaalka Itoobiya ay…
Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa amray in ciidamada Federaalka Itoobiya ee Militariga iyo Booliska la geeyo degaanada ay dagaaladu…
