Markab deeq gargaar ah sida oo loogu talo galay dadka abaartu ku dhufatay ee Soomaaliya ayaa maanta ka shiraacda dalka…
Browsing: Deeq
Midowga Yurub ayaa sheegay inay soo ururiyeen lacag dhan 80 milyan oo Euro oo loogu talo-galay gargaarka bani’aadanimo ee abaaraha…
Dowladda Turkiga ayaa noqotay dowladii ugu horeysay ee taageero dhaqaale siisa dowladda cusub ee Soomaaliya.
Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay inay lacag dhan 10 Milyan oo Giniga Istarliinka ah (12 Milyan oo Doolar) ay ugu…
Musharixii ugu horeeyay ayaa lacag deeq ah gaarsiyay Guddiga Abaaraha, iyadoo uu qaaday tallaabo ku dayasho mudan.
Dowladda Turkiga ayaa deeq ka kooban Laba Bas ku wareejisay taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho.
Dowladda Talyaaniga ayaa qalab ciidan oo ka kooban Katiinada Maxaabiista lagu xiro, Koofiyado iyo Gaashaanka looga hortago dibad-baxyada iyo dhar kooban ku…
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry ayaa shalay magaalada Nairobi kaga dhowaaqay in Mareykanka uu 146 milyan oo dollar oo…
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta la wareegtay deeq isugu jirtay gaadiid iyo qalab-xafiiseed oo dawladda Masar ay ugu deeqday Wasaaradda…
