Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay magaalada Cadaado oo rasaas la isku…
Browsing: Degdeg
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax is-miidaamin ah oo xoog leh uu ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh oo ruxay qeybo ka mida magaalada uu ka dhacay magaalada…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd la dilay weriye ka tirsan idaacadda Shabelle ee magaalada…
Waxaa goor dhoweyd qarax lala eegtay ku geeriyooday Jeneraal ka tirsan ciidamada Dowladd Federaalka Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in maleeshiyooyin ka tirsan kooxda Alshabaab ay goor dhoweyd gudaha u galeen magaalada Marka,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh ka dhacay magaalada.
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaara magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar ay kooxo hubeysan ku qaadeen Banadir Beach…
Waxaa hadda soo dhacday war ku saabsan go’aankii ugu dambeeyay ee madaxda Madasha Qaran ay ku heshiiyeen in la qabto…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax weyn gilgilay bartamaha magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan aya caawa Degmada Kaaran
Qarax ayaa goor dhoweyd lala beegsaday Saldhigga Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, kadib markii miino la dhigay dhinaca danbe saldhigaasi…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu ka qarxay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhowr madaafiic hoobiyeyaal ah ay ku dhaceen caawa xaafado ka tirsan…
War goor dhoweyd soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya oo ay la socdaan ciidamo Soomaali ah iyo maleehsiyo kooban…
Gaari miineysan oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu arkay magaalada Muqdisho, iyadoo kala carar ka dhacay goobta gaariga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in maleeshiyo ka tirsan ururka Alshabaab ay dagaal xoog leh ku qaaden xero ay…
Kooxo hubeysan ayaa goor dhoweyd toogasho ku dilay Taliyihi Nabadsugidda degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho Cabdall Dabeyl xilli uu marayay…
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaray magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya inay maleeshiyo ka tirsan kooxda…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan…
