Xildhibaanadii Puntland ee Khamiistii xasaanadda laga qaaday ayaa warbaahinta la hadlay, iyagoo faahfaahin ka bixiyey sababta keentay inay isku dhacaan…
Browsing: Dekadda Boosaaso
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Albaabka laga galo dekadda weyn ee magaaladaasi.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ay xukun dil ah ku riday…
Guddi ka tirsan Baarlamanka Puntland oo loo xil saaray kasoo talo-bixinta Xaaladda Puntalnd iyo ururinta tallooyinkii guddiyada Golaha wakiilada ayaa…
20 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta Guddoonka Baarlamaankaasi u gudbiyey Mooshin ka dhan ah Shirkadda…
Dowladda Boqortooyada Sacuudiga War ka soo saartay sababtii keentay in dib u soo celiso xoolihii ay Soomaaliya u dhoofisay oo…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa markii ugu horeysay wafdi u dirtay Odayaasha Beelaha Gobolka Bari iyadoo xiriir siyaasadeed kala sameyneyso danaha…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ciidamada dowladda Imaaraadka ka joogay Puntland ay go’aansadeen inay ka guuraan halkaasi.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegayaan in Doon Ganacsi uu Dab xoog leh xilli ay…
Maamulka Puntland ayaa sheegay inaysan waxba ka quseynin go’aanka Baarlamaanka Soomaaliya kasoo saartay shirkadda DP World ee lagu mamnuucay inay…
Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa kulan Taariikhi ah ku tilmaamay shirkii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee lagu ansixiyey xeerka: “Xeerka Dhowrida…
Doontii ku caarisay xeebta magaalada Boosaaso ayaa ugu danbeyn lagu guuleystay in la gaaro, kadib dekad KMG ah oo loo…
Qeybaha kala duwan ee shacabka magaalada Boosaaso ayaa isugu tegay badbaadinta Doontii ku caarisay xeebta magaalada Boosaaso, kadib markii maamulka…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in gebi ahaan ganacsigii magaaladaasi la xiray.
Wasiirada Maaliyadda iyo Dekadaha Maamulka Puntland ayaa qoraal ay u qoreen shirkadda Imaaraadka laga leeyahay ee P&O oo la wareegtay…
Isimada iyo waxgaradka Golka Bari ayaa sharci darro ku tilmaamay heshiiska maamulka Puntland dekadda Boosaaso ku wareejiyay shirkadda laga leeyahay…
Bannaanbaxyo waaweyn ayaa ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.
Dekadda weyn ee Boosaso ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ee DP World.
Beelaha dega Gobolka Bari ayaa qoraal dheer u diray shirkadda DP World ee Imaaraadka Carabta iyagoo ka horjeeda qorshaha dib…
Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji oo ka mida Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in saldhigga milateri ee Bebera laga siiyay dowladda Imaaraadka…