Browsing: Dhalashada Bisha Ramadan
Alshabaab ayaa shaacisay xilliga uu bilaabanayo Soonka Bisha Ramadaan, lagana soomayo degaanada a ka taliso ee Koonfurta Soomaaliya.
Xarunta Cilmiga Xiddigiska ee Caalamiga ee fadhigeedu yahay Dubai ayaa shaacisay xillig ay ku beegan tahay dhalashada bisha Ramadaan ee…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa goor dhoweyd shaacisay in Berri oo Jimce ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan 1441H.
Dunida Muslimka ayaa laba qeybood ugu kala baxday Ramadaanka sanadkan 1441H, iyadoo inta badan ay caawa go’aaminayaan inay Berri Soon…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in la waayey bishii Ramadaan ee maqribnimadii Caawa laga raadiyey Gobollada Boqortooyada, iyadoo go’aan ay…
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in n maalinta berri ay tahay 30ka bisha Shacbaan, halka…
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta dowladda Soomaaliya ayaa dadka Soomaaliyeed u dirtay farriin ku saabsan dhalashada Bisha Ramadaan.
