Musaharixiinta Guddoonka Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa khudbado ka horjeedinaya Baarlamaanka, iyago soo bandhigaya musharxnimadooda iyo qorshahooda.

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xaaladda magaaladaasi ay degan tahay kadib shaqaaqo xalay…