Browsing: Dhuusmareeb
Shirkii Wadatashiga Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Dhuusamareeb.
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa ku dhawaaqay inuu furmi doono shirkii dib u heshiisiinta beelaha Galmudug oo magaalada Dhuusamareeb…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) iyo Madaxa xukuumadda maamulkaasi Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ooe hoggaamiya Garabka Galmudug ee…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ayaa wadajir maanta Kormeer ku…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in xildhibaannada Galmudug Garabka Dhuusamareeb ay xilkii ka qaadeen madaxweyne ku xigeenka Galmudug…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay inay nasiib darro tahay in madaxweyne ku xigeenka iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yarey” ayaa beenisay in la sii daayey, waxayna caddeysan inay xabsi guri…
Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb, gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan oo ka tirsan Maamulka la magac baxay Gobolada Dhexe ee…
Wafdigii Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ee ku sii jeeday maanta Magaalada Dhuusamareeb ayaa la sheegay inuu…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan oo wata Gaadiidka dagaal oo fara badan…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareen ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaalkii ka socday magaaladaasi uu weji cusub yeeshay…
Gudoomiyaha Barlamanka Federaalka Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo ka hadlay socdaalkii uu ku tegay magaalada Dhuumareeb ee Ahlu…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay ku xigeenkiisa labaad…
Jan. Maxamed Nur Galaal oo ka mida saraakiishii hore ee Milateriga Soomaaliya ayaa si cad u taageeray maamulka Ahlsu suna…
Beesha Cadaado ee marti gelineysa shirka maamul u sameynta goboladda dhexe ayaa dadaalkeedii ugu danbeeyay ugu jirta in degmada Cadaado…
Wafdigii dowladda Soomaaliya ee tegay magaalada Jigjiga ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Cadaado kadib markii ay heshiis la soo…
Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Soomaaliya Cabdiraxamaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ku hanjabay inay tallaabo adag ka qaadi doonaan kooxda nabad-diidka ah…
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee fadhigoodu ahaa magaalada Dhuusamareeb iyo xarunta Gobolka Galgaduud oo isaga baxay kadib markii ay kala…
