Dagaal beeleedyo aan hore loo arag oo dad badan lagu laayey ayaa ka socda Gobollo ka mida Koonfurta Soomaaliya, xilligan…
Browsing: Diinsoor
Wararka laga helayo Gobolka Baay ayaa sheegaya in guddoomiyihii hore ee degmada Diinsoor Ibraahim Maxamed Nuur Shigshigow uu isu dhiibay…
Guddoomiyhii hore ee degmada Diinsoor ee Gobolka Bay ayaa dagaal looga saaray degmada, kadib markii uu diiday inuu xilka wareejiyo,…
Wararka Laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka ay ciidamada K/Galbeed weerar ku qaadeen Guriga Guddoomiyihii degmada Diinsoor ee…
Horjooge ka tirsanaa Maleeshiyada Al-Shabab ayaa isu dhiiibay ciidamada dowladda ee ku sugan degnada Diinsoor ee Gobolka Bay. Mas’uuliyiinta degmada…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in sarkaal sare oo ka goostay Alshabaab ay diyaarad helikobtar ah ka qaaday…
Ciidamo maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay inay dileen horjooge ka tirsan kooxda Alshabaab.
Weerar gaadmo ah ayaa la sheegay inay kooxda Alshabaab xalay ku qaaday saldhig ciidamada AMISOM ee Itoobiya iyo kuwa dowladda…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shaly socdaal kooban ku tagey Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, ayaa sheegay in…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wajahan degmada Diinsoor ee Gobolka Baay oo dhowaan dib looga qabsaday maleeshiyada Alshabaab. Socdaalka…
Waxaan idin soo gudbineynaa muuqaallo laga soo qaaday Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay kadib markii laga saaray kooxda Alshabaab oo muddo…
Kooxda Alshabaab oo dagaalo ba’an ay ku qaadeen ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada federaalka goboladda Gedo, Baay, Hiiraan iyo Galgaduud ayaa…
Ciidamada AMISOM ee ka kala socda Itoobiya iyo Kenya oo ay wehliyaan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulada degaanada ayaa…