Maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta xukun dil ah ku riday Saddex askari oo ka kala tirsanaa Ciidamada…
Browsing: Dil toogasho
Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa mar kale Xukun dil ah ku xukuntay G/sare Cabdinaasir Xoosh Maxamed. Sarkaalkan ayaa…
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku riday labo eedeysane oo loo heystay inay dileen…
Afar nin oo lagu helay inay Alhabaab ahaayeen, kana dambeeyeeny Qaraxyo ka dhacay Maqaayado ku yaalla Baydhabo ayaa lagu toogtay saaka…
Maxkamad ku taalla magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa xukun kale oo kama danbeys ah ku riday 11 qof oo…
Kooxo hubaysan ayaa maqribnimadii galabta Magaaladda Gaalkacyo ku toogtay dilay Gudoomiyihii Ururka Haweenka Gobalka Mudug Dhudi Yuusuf Aadan. Dableyda dilka geysatay…
Warbaahinta Alsahbaab ayaa lagu shaaciyay cod la sheegay in laga duubay Xasan Xanafi Xaaji C/salaam oo maanta lagu toogtay Dugsiga…
Waxaa saaka magaalada Muqdisho ka dhacday fulin dil toogasho ah oo lagu fuliyay raggii ka dambeeyay qarxintii Weriye Hindiyo Xaaji…
Dilaagii weriyaha Xasan Xanafi Xaaji C/salaan oo dhowaan Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ay ku riday xukun dil…
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka oo maanta la hor geeyay Xasan Xanafi Xaaji C/salaan oo Alshabaab u qaabilsanaa dilka…
