Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay laba eedeysane oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab oo…
Browsing: Dil
Wararka laga helayo magaalada Muqdishio ayaa sheegay in koox hubeysan ay toogasho ku dishay Taliyihii Saldhigga Booliska Degmada Wardhiigley.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in darawal mooto Bajaaj lagu dulay degaanka Weydow ee duleedka magaalada.
Ciidamada Amniga ayaa dilay askari toogasho ka geystay degmada kaaraan ee magaalada Muqdisho, kadib markii uu galay Guri la degan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Sarkaal ka tirsanaa ciidamada milaeriga lagu dilay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay toogasho ku dileen guddoomiye Waaxeed ka tirsan degmada Xamarweyne…
Koox hubeysan ayaa maanta askar iyo dad shacab ah ku dilay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay inay si weyn u kordheen dilalka qorsheysan ee ka dhacaya magaaladaasi Ganacsiga ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox bistoolado ku hubeysan ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku dileen shaqaale ka…
Koox hubeysan ayaa maanta fal dil ah ka fulisay suuqa ugu weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in xaaladda magaalada ay ka sii dareyso kadib xiisadii ka dhalatay qabashada musharax…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegay in koox hubeysan ay halkaasi ku dileen Ganacsade caan ah.…
Kooxda Alshabaab ayaa war ay ka soo saartay ganacsade lagu dilay xaafadda Ex. Kontorol Afgooye ee magaalada Muqdisho ku sheegatay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox bistoolado ku hubeysan ayaa saakay fal dil ah ka geysteen degaanka…
Mid ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda dadka qaba xanuunka HIV-AIDS ayaa toogasho lagu dilay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in caawa ay koox hubeysan dil ka geysatay Xaafadda Towfiiq ee degmada Yaaqshiid,…
Wararka laga helayo duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay degaanka Ceelasha Biyaha ay goor dhaweyd ku dileen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay toogasho ku dileen galabta laba qof oo shacab ah.
Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysteen xaafadda Dhagaxtuur, iyagoo ku dilay qof…
Koox hubeysan hubeysan ayaa maanta degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha hoose toogasho ku dishay Maamule Iskuul oo magaalada Afgooye.
