Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegayn in xalay lagu dila Haweeney ay weerar ku qaadeen koox…
Browsing: Dil
Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in magaalada xalay lagu dilay Laba wiil oo kooxo hubeysan ay weerar ku…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dil naxdin leh oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii nin hubeysan uu walaalkii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay saakay dil qorsheysan ka fulisay qof shacab ah.
Koox hubeysan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku dishay mid ka mida shaqaalaha shirkadda Isgaarsiinta SOMTEL oo ahaa wiil dhalinyaro Aqoonayahan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dilal kala duwan ay ka dhaceen saaka laba ka mida degmooyinka Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in laba ka mida ergadii soo doroatay xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegay in koox hubeysan ay dil ka fulisay agagaarka Madaxtooyada magaaladaasi.
Meydka nin dhalinyaro ah ayaa lagu arkay saaka aroortii xaafadda saldhigga Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
Koox hubeysan ayaa maanta fal dil ah ka fulisay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo toogasho ku dilay iil dhalinyaro…
Koox hubeysan ayaa dil ka geystay isgoyska suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo toogasho ku dilay iil dhalinyaro ah.
Warbixin Nolosha Wiilkii (Maxamed C/raxmaan Mukhtaar) iyo Gabadhii (Ruqiyo C/llaahi Maxamed) oo Jaceylkooda Dartiis loo gubay Adeerkood Axmed Dowlo degmada…
Faahfaahin dheeraad ah laga helay dilal sacadihii ugu danbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho oo intooda badan ay dileen ciidamo ka…
Wararka laga helayo xaafadda suuqa Seybiyaano ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka dhacday toogasho loo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa fal naxdin leh oo maanta ka dhacay xarunta a Jaamacada Soomaaliya ee xaafadda Baar…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in koox hubeysan ay Gabar Ardayad ah ku dhex dileen xarunta Jaamacada Soomaaliya ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka uu dil qorsheysan ka dhacay degmada Xamarjajab ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya inay dhacdo naxdin leh ka dhacday xaafadda xaafada Towfiiq ee degmadaasi…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay qoyska ay ka geeriyootay gabadhii Ardayad ee magaalada Muqdisho lagu dilay, sida…
Kooxda khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa sheegatay inay ka danbeysay falal khaarijin ah oo ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye.
