Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa koox hubeysan oo galabta toogasho ku dishay saddex Askari kadib weerar ka dhacay…
Browsing: Dil
Ra’iisal wasaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa war kasoo saaray dil magaalada Muqdisho loogu geystay ganacsade dhalinyaro ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in goor dhoweyd dabley hubeysan ay toogasho ku dileen Madixii Shirkadda hirkadda Startup Grind…
Wararka laga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dileen askari ka tirsan ciidamada dowladda…
Wararka Laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd toogasho ku dileen sarkaal ka tirsanaa ciidamada…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in caawa halkaasi lagu dilay taliyihii hore ee ciidamada Birmadka Gobolka Mudug, kadib…
In ka badan 6 qof ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho 24 saac ee ugu danbeeyay kadib falal khaarijin ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab toogteen Sarkaal ka tirsan ciidamada Puntland, falkaasoo ka dhacay magaalada Boosaaso.
Weriye sawir qaade ah oo ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa toogasho lagu dilay Galabta, magaalada Muqdisho iyadoo uu dilkiisa ka…
Ciidamada dowladda Kenya ayaa weerar qorsheysan ku qaaday tuuulada Dhuunte ee degmada Ceelwaaq, gobolka Gedo, iyagoo si bareer u toogtay…
Nin dhalinyaro ah ayaa si lama filaan ah isku dilay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, kadib bistoolad uu ku ciyaarayey markii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda dowladda Soomaaliya ay dabley hubeysan toogasho ku…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar qasaare dhaliyey ay ku qaadeen ciidamo ka tirsan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan cidamada dowldda Soomaaliya uu dil ka geystay degmada Kaaraan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Dabley hubaysan ay maqribnimadii Caawa nin ganacsade ah ku dileen Suuqa Bakaaraha, gaar…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay Galabta toogasho ku dileen saakaal ka tirsan ciidamada xoogga…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil & dhaawac ka geysteen magaaladaasi.
Dil naxdin leh ayaa ka dhacay degaanka Buulo Guduud ee duleedka magaalada Kismaayo, xarunta gobolka Jubbada Hoose, kadib markii wiil dhalinyaro…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay caawa magaalada Muqdisho ka geysteen dil toogasho ah.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay rasaas ku fureen dad shacab ah…
