Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa shegaya in falal dil ah ay caawa ka dhaceen xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho.
Browsing: Dil
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay fal dil ah ka fulisay Suuqa weyn ee Bakaaraha…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay toogasho ku dileen Sheekh caan ka ahaa magaalada…
Dil naxdin leh ayaa k dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kadib markii Askari ka tirsanaan jiray Ciidamada Puntland…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada amniga caasimadda ay toogasho ku dileen dabley hubeysan.
Kooxda Alshabaab ayaa markii ugu horeysay filim muuqaal ah ka sameysay dilalka qorsheysan ee ay ku heyso mas’uuliyiinta dowladda iyo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mid ka mida guddoomiyeyaasha dhalinyarrada ee degmooyinka G/Banaadir toogasho lagu dilay.
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in oday ka mida ergadii soo dooratay Baarlamaanka Soomaaliya lagu dilay gurigiisa oo…
Iyadoo ay sii kordhayaan falal dilalka qorsheysan ah ee ka dhacaya Caasimadda Muqdisho ayaa saaka la soo weriyey in laba…
Dabley hubeysan ayaa weerar ku qaaday Gaari ay wateen shaqaale ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, agagaarka wadadda shaqaalaha, Degmada Waaberi ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay agagaarka shaqaalaha ee degmada Waaberi ku dileen qof ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox bistoolado ku hubeysan ay galabta fal dil ah u geysteen Oday…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof rayid ah lagu dilay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan maamulka Puntland caawa lagu dilay Waqooyiga magaaladaasi.
Ciidamada amniga ee magaalada Muqdisho ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa maanta toogasho ku dilay laba dabley oo ku hubeysnaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in falal dil ah aya ka dhaceen Suuqa Bakaraaha ee caasimadda.
Kooxda Daacish ee khilaafada islaamiga ayaa sheegtay dilkii maanta ka dhacay Isgoyska Suuqa Bakaaraha ee lagu dilay askari ka tiran…
Wiil oo Soomaali ahoo Mindi lagu dilay magaalada London ee dalka Ingiriiska bartimihii bishan, ayaa muuqaaladiisa la shaaciyay iyadoo 16…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd dil ka geysteen Suuqa ugu weyn magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil ah uu ka dhacay degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir.
