Dadweyne ka careysan dil dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa isugu soo baxay xaafad ka tirsan degmada Dharkeynley ee magaalada…
Browsing: Dil
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan fal dil ah ka geysatay degaanka Ex-control Balcad, degmada Heliwaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada darawal Moojo Bajaaj kaxeynayay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba qof ay ku dhinteen iska hor imaad ka dhacay jidka warshadaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay dil ka geysatay duleedka magaalada Muqdisho.
Shil ka dhex dhacay ilaalada mid ka mida guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa keenay inuu dhinto darawalkii Guddoomiyaha.
Guddoomiyihii Isboortiga degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir Xabiib Maxamed Saciid u geeriyooday dhaawc loogu geystay Suuq-yaraha degmada.
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisa in askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay tababarreen Imaaraadka Carabta ay ku toogteen Fagaaro…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in gacanta lagu soo dhigay raggii ka danbeeyay fal dil ah oo shalay ka…
Wararka laga helayo magalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay fal dil ah ka fulisay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdissho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay dil khaarijin ah ka fulisay caasimadda.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil ah uu goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta la soo taagay sarkaal ka tirsan ciidamada Badda oo dil u geystay Taliye Ku…
Ciidamada amniga ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen nin ka mid ahaa koox hubeysan oo galabta xaafadda Buundooyinka ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd toogasho lagu khaarijiyey sarkaal ka tirsan ciidamada milateriga Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay Sheekh Caan ahaa.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in fal dil ah uu goor dhoweyd ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Ehelka maxbuus ku dhintay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa shaaciyey war cusub oo ku saabsan geerida maxbuuska Xasan Maxamuud Rooyaaye.
Maxbuus ku eedeysan Shabaabnimo oo ku jiray xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa si la yaab leh loogu dhex dilay Xasbiga…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa dil galabta Muqdisho loogu geystay shaqaale u dhashay dalka Uganda oo u shaqeynayay…
