Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay magaalada, kaasoo ahaa nooca baabuurta loogu xiro dadka la…
Browsing: Dil
Faahfahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa askariyad Boolis ah oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley ay caawa toogasho ku dileen haweeney ka tirsaneyd ciidamada Booliska.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay falal lagu dilay ilaa saddex qof oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo degaanka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo qeybta ay ka taliso Puntland.
Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose aya asheegaya in oday waayeel, nabadoon ah lagu dilay degmada Baraawe ee xarunta maamulka K/Galbeed…
Wararka laga helayo gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in nabadoon caan ah lagu dilay degmada Afgooye.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in qof meyd ah saaka laga helay aagga u dhaxeeya labada maamul ee…
Dabkey hubeysan oo loo maleynayo inay Alshabaab ka tirsan yihiin ayaa maanta dil khaarijin ah ka fuliyay magaalada Muqdisho.
Ciidamada nabadsugidda ee ISA ayaa gacanta dhigey rag lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dilka haweeney waayeel ahayd oo dhowaan toogasho…
Wararka Muqdisho ka imaanaya waxey sheegayaan inaan weli la aasin xildhibaan Madoobe Cabdi Guuleed oo ay shalay Muqdisho ku dileen…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan ninkii geystay dilkii xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan Ciidamada dowladda hoose ee Minishiibiyada uu si bareer cad…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug lagu dilay magaalada Muqdisho.
Ugu yaraan afar qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa faragelin ku sameeyay xiisad ka dhalatay nin oday ah oo saaka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaas heegaya in ciidamada dowladda ay qof ku dileen degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.
Sarkaal ka tirsan ciidamada sirdoonka ee NISA ayaa la sheegay in toogasho khaarijin ahayd lagu dilay.
Dabley hubeysan ayaa Askari ka tirsanaa Ciidanka Dowladda Federaalka ku toogtay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tisan ciidamada dowladda lagu toogasho lagu dilay.
