Wararka laga helayo magaalada Mudisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nabadoon caan ah.
Browsing: Dil
Ciidamada Ammaanka ayaa soo bandhigay laba dhalinyaro dabley ay oo galabta nin oday ah ku dilay degmada Wadajir ee magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in oday nabadoon ah toogasho lagu dilay.
Waxaa caawa maqribnimadii ay kooxo hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho sarkaal ka tirsanaa ciidamada xoogga Dalka.
Waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay oday dhaqameed caana oo da’a ah, kadib markii koox hubeysan ay toogteen.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar qorsheysan lagu khaarijiyay mid ka mida saraakiisha ka howlgasha Garoonka Diyaaradaha…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mas’uul ka tirsan Wasaaradda Cadaaladda ee xukuumadda Soomaaliya caawa la dilay.
Sarkaal ka tirsan ciidamada milateriga ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen ehelka sarkaalka.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in caawa kooxo hubeysan ay toogasho ku dileen oday nabadoon ah.
Wararka laga helayo degmada Cadale ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in taliye kuxigeenkii Ciidamada Nabadsugidda ee Degmadaasi Ibraahim Maxamuud Waanbe…
Weerar qorsheysan oo goor dhow ka dhacay xaafadda Buuloxuubey ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in lagu dilay…
Kooxo hubeysan oo aan la aqoonsan ayaa agagaarka Iskuulka Imaamu Shaafici ee Degmada Hodan, magaalada Muqdisho ku toogtay Muwaadin u dhashay…
Waxaa goor dhoweyd Muqdisho lagu dilay sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada Nabadsugidda Qaranka ee NISA, waxaana toogashada ay…
Weerarkii maanta gelinkii dambe lagu qaaday gaari ay wateen shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa waxaa soo baxaya faahfaahin ku…
Wararka laga helao Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska ee magaaladaasi ay gacanta ku dhigeen…
Koox dabley ah ayaa la sheegay inay xalay degmada Yaaqshiid ku dishay Allah ha u naxariistee Sheekh Xuseen Maxamed Cali…
Afar qof oo ka mida madaxda iyo shaqaalaha wasaaradda gaadiidka Cirka iyo Dhulka ayaa goor dhoweyd lagu dilay Isgoyska KM4…
