Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay socdaalkiisii rasmiga ahaa ee dalka Qatar, isagoo goor dhoweyd ka dhoofay magaalada…
Browsing: Doha
Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee booqashada rasmiga ah ku jooga dalka Qatar ayaa waxaa ka mida laba wasiir oo haween ah…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa ayaa maanta wada hadallo la…
Amiirka Dalka Qatar Tamiim Bin Hamad Althani ayaa ayaa maanta Duhurtii xaruntiisa magaalada Doha ku qaabilay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Doha ee dalka Qatar.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd ka duulay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda dalka Qatar.
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo maalmo ka hor xilka la wareegay ayaa ayaa…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaasi Ali…
Wasiirka Wasaarada Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa kasoo qayb galay Shirka Shanaad ee Booliska Adduunka (INTERPOL )…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho ku tegay dalka Qatar, isagoo wadahada la yeeshay Amiirka dalkaasi Tamim Bin Xamad Al-thani.
Dowladda Qatar ayaa ku yaboohday kaalmadii ugu weyneyd ee deeq caafimaad ah oo loo fidiyo dhaawacyada Qarixii weynaa ee magaalada…
Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Hamad Althani ayaa si la yaab leh loogu soo dhoweeyay caasimadda dalkiisa ee Doha, kadib…
Booliska Adduunka ee Interpol ayaa liiska dadka loo raadinayo dembiyo ay galeen ka saaray Sheekha caanka ah ee Sheekh Yuusuf Alqardaawi.
Dowladda Qatar ayaa xariga ka jartay Dekadda Caalamiga ah ee Hamad oo noqoneysa dekadda ugu Bariga dhexe.
Golaha Xaquuqul Insaanka ee dalka Qatar ayaa shaaciyey tirada dadka reer Qatar ee laga horjoogsaday inay sanadkan soo gutaan waajibaadka…
Xaalad cusub ayaa laga dareemay khilaafka u dhaxeeya dalalka Khaliijka iyo Qatar, iyadoo ay shalay ku dhammaatay mudaddii 10-ka maalmood…
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa booqasho Sharafeed ugu tagay Sheekha caanka ee Soomaaliyeed Sheekh C/rashiid Sheekh Cali Suufi loo…
Kulan magaalada Doha ee dalka Qatar ku dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Amiirka Qatar Tamiim Bin Hamad…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar.
