Ergeyga Qaramada Midoobay Micheal Keating ayaa siyaasiyiinta madaxda ee Madasha Qaran ku eedeeyay inay doorashada dib u dhigayaan.
Browsing: Doorashada 2016
Doorashada magaalada Muqdisho ayaa gashay maalintii labaad iyadoo la doortay xildhibaanno cusub.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa faragelin ku sameeyay kursi ka mida kuraasta beesha Wacbuudhan Abgaal ee yaala magaalada Jowhar.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si kulul uga hor timid war uu shalay baahiyay Ra’iisal wasaare Cumar Cr/rashiid oo ku saabsanaa isbedel…
Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Turkiga, dhowaanna noqday xildhibaan ka tirsan Aqalka hoose ee Baarlamaanka ayaa madaxda ololaha dooroshada Cumar C/rashiid.
Ku-simaha madaxweynaha Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa looga yeeray magaalada Muqdisho, isagoo maanta soo gaaray caasimadda.
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka dadban Cumar Maxamed Cabdulle (Dhagey) ayaa jawaab ka bixiyay eedeyn loo jeediyay.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa ku dhawaaqay warkii ugu adkaa ee uu kala hor yimaado madaxweyne Xasan…
Waxaa maanta oo Jimce ah magaalada Cadaado lagu qabtay doorasho degdeg oo ka mida Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa shalay gaaray magaalada Kismaayo.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka digay in la guda galo kulan la isugu yeero xildhibaanada la doortay iyo doorasho la…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan oo hanjabaad kulul soo saaray ku sheegay haddii wax laga qaban waayo wixii ka dhacay…
Haweeneyda Musharaxa madaxweynaha Soomaaliya ee sanad ka hor shaaciyay inay xilka u tartameyso ayaa shaacisay inay ka baxday tartanka.
Madaxweynaha xilka sii haya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u dhoofay dalka Itoobiya, halkaasoo madaxda Itoobiya ugu yeereen.
Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee Beelaha Banaadiriga ayaa maanta ka bilaabatay magaalada Muqdisho.
Guddoomiye ku xigeenkii Baarlamaanka Federaalka ayaa ku guuleystay xildhibaanka ka tirsan Baarlamaanka Federaalka doorasho maanta ka dhacday magaalada Muqdisho.
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa iska fogeysay Qoraal ka soo baxay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo ku eedeeyay…
Guddiga gaarka ee Somaliland u qaabilsan Doorashada ayaa soo saaray liiska xubnaha Musharixiinta Gobollada Waqooyi ee u tartamaya Aqalka Sare…
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa ku eedeeyay ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya
Mogadishu, Somalia …
