Waxaa halkan hoose ka dhageysan kartaa War-murtiyeedka ka soo baxay Shirkii Madasha Qaran ee Wada-tashiga.
Browsing: Doorashada 2016
Wararka laga helayo shirka Madasha Qaran ee madaxda dowladda Federaalka iyo madaxweynayaasha maamul Goboleedyada ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…
Waxaa weli ka socda magaalada Muqdisho Shirkii Madasha Qaran ee madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada dalka, iyadoo xilli…
Waxaa hadda soo dhacday war ku saabsan go’aankii ugu dambeeyay ee madaxda Madasha Qaran ay ku heshiiyeen in la qabto…
Mareegtan Wadani.com oo akhristayaasheeda ugu soo bandhigtay maanta Jadwalka lagu heshiiyay ee doorashooyinka 2016 iyo xilliyada ay dhacayaan doorashada madaxda sare…
Qodobka ugu adag ee hadda horyaala shirka madaxda Madasha Qaran ee Muqdisho ayaa noqday sida laga yeelayo xilka madaxweynaha Soomaaliya…
Waxaa Wadani.com u suuragashay inay hesho jadwalka Madasha Qaran ee Madaxda Soomaalida isla garteen inay ku dhacdo doorashada 2016 oo…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas oo ka mida madaxda Madasha Qaran
Siyaasiga Axmed Macalin Fiqi oo ka mida hogaamiyeyaasha xisbiyada Muqdisho ka jira ayaa sheegay inaan la ogolaan karin in xitaa…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tuur (Tarsan) oo hadda hogaamiye ka ah xisbi siyaasadeed ayaa ku baaqay
Iyadoo xilliga doorashada dhaceyso aysan caddeyn oo la filayo inuu dib u dhac ku yimaado ayaa waxaa horeba olole doorasho bilaabay…
Warar xogogaal ah oo laga helayo shirka Madasha Qaran ee madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya
War hordhac ah oo laga helayo shirka Madasha ee madaxda Soomaalida uga socda magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in heshiis laga…
Warar laga helayo shirka Madasha Qaran ee magaalada Muqdisho uga socda madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya
Madaxweynihii hore ee Puntland oo ah musharixii ugu horeeyay ee shaaciya inuu u tartamayo xilka madaxaweynaha
Shir magaalada Muqdiso hadda uga socda siyaasiyiinta xisbiyada siyaasadda ee Muqdisho
Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa musharixiinta xilka madaxweynaha uga digay inay laaluush u adeegsadaan ololaha doorahsada.
Wararka laga helayo shirka Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida ee shalay ka furmay magaalada Muqdisho
Madaxda Soomaalida ee Madasha Qaran ayaa maanta shirkoodii ugu dambeeyay uga furmay magaalada Muqdisho,
Musharax C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo ka mida siyaasiyiinta u sharxan jagada madaxweynaha Soomaaliya
