Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa diiday waanwaan lagu doonayay inuu ka tanaasulo tartanka xilka Madaxweynaha Soomaaliya.