Guddoomiye ku xigeenka Doorashooyinka heer Federaal iyo xubno la socda ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka…
Browsing: Doorashada Aqalka Sare
Guddiga Doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed ayaa dalab culus oo toos ah u diray madaxwaynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen).
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo, xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in amniga si weyn loo adkeeyay iyadoo…
Musharixii ugu horeeyay ee u taagan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Doorashada 2021 ayaa maanta la diiwaan geliyay, isagoo la…
Guddiga Doorashada Heer Federaal ayaa shaaciyey jadwalka cusub ee bilaabashada Doorashada Dadban 2021, gaa ahaan Aqalka Sare.
Iyadoo la filayo inay bilaabato doorashada Senerootada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa waxaa musharixiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare soo…
Guddoomiyaha Baarlamaanka ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr. Cali Saciid Faqi ayaa magaacaabay xubnaha Guddig xildhibaanada ee maamulaya Doorashada…
Guddiga Doorashada heer federaal ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo musharixiinta kuraaska Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka.
Iyadoo ay maalmo kooban ka harsan tahay xilligii loo qabtay inay ku dhacdo Doorashada xubnaha Aqalka Sare ayaa waxaa soo…
Guddiga Doorashada Dowladda Soomaaliya ee lagu muransan yahay ayaa shaaciyey inay foomamka Doorashada iyo habraacyada u kala direen maamul Goboleedyada.
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi iyo siyaasyiinta kasoo jeeda Gobollada Waqooyi ayaa ka hor yimid jadwalka Doorashada Aqalka Sare…
