Guddiga doorashada Madaxweynaha ee maamulka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay xilliga ay dhaceys doorashada madaxweynaha cusub ee maamulkaasi.

Guddiga Doorashada madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa bilaabay qabashada araajida musharaxa u taagan xilkaasi.