Hoggaaminaya mucaaradka Turkiga Muharrem Ince ee loolanka xilka madaxweynaha la galay madaxweynaha Recep Tayyip Erdogan ayaa qirtay in looga guuleystay doorashada.
Browsing: Doorashada Turkiga
Kadib guushii Recep Tayyip Erdogan oo mar kale loo doortay madaxweynaha Turkiga waxay ka dhigan tahay isbedel ka weyn kii hore…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan.
Madaxweynaha xilka haya ee dalka Turkiga ayaa mar kale ku guuleystay xilka madaxweynaha dalkaasi markii dadka dalkaasi ay u doorteen…
Madaxweynah Turkiga Racep Dayib Erdogan ayaa ku horeeya doorashada madaxtinimada dalka Turkiga, iyadoo ay socoto tirinta codadkii la dhiibtay.
Waxaa iska soo daba dhacaya natiijada doorashadii Baarlamaanka iyo madaxweynaha dalka Turkiga oo maanta ka dhacday dalkaasi, iyadoo loolanka ugu…
Dadweynaha Turkiga ayaa u dareeray doorashada dalkaasi ee madaxtinimada iyo Baarlamaanka dalkaasi oo mar qura dhaceysa, iyadoo ah doorasho lasoo…
Xisbiga cadaaladda iyo horumarka ee talada haya dalka Turkiga (Justice and Development Party -AKP) ayaa u muuqda inuu mar kale…
