Xukuumadda xilgaarsiinta Federaalka ayaa shaacisay in heshiis lagu gaaray shirii Wadatashiga Qaran Doorashada ee ka socday magaalada Muqdisho.
Browsing: Doorashada
Shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashooyinka ayaa maalintii afraad maanta galay iyadoo aan weli horumar laga gaarin qodobkii ugu horeeyay ee…
Waxaa soo shaac baxay khlaafka ba’an ee ka dhex taagan labada Garab ee Siyaasiyiinta kasoo jeeda Beelaha Waqooyi ee ay…
Waxaa maalintii saddexaad maanta galay shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashooyinka ee ka socda Xarunta Afisyoone ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa War-saxaafadeed uu goor dhoweyd soo saaray ugu baaqay saamileyda siyaasadda, qeybaha kala duwan ee…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ka hadlay sida uu ku socdo shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashooyinka dalka ee Muqdisho,…
Wasiirka Amniga xukuumaddax xilgaarsiinta Xasan Xundubey Jimcaale ayaa laga soo xigtay in dhowaan lasoo gabagabeynayo shirka Qaran eewadatashiga Doorashada oo…
Shirka Qaran ee wadatashiga Doorashada ayaa galay maalintii labaad iyadoo dhinacyada ay ka doodayaan sida looga gudbayo caqabadaha hortaagan doorashada.
Waxaa Gobolka Gedo kaso socda abaabulo ka dhan ah maamulka Axmed Madoobe ee Jubbaland oo la sheegay inay ka danbeyso…
Shirkii Qaran ee Wadatashiga Doorashada ayaa maanta ka furmaya xarunta Afisyoone ee magaalada Muqdisho.
War kasoo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa baaq u dirtay hoggaamiyeyaasha Soomaalida ee shirka uga furmayo maanta magaalada…
Waxaa magaalada Muqdisho ka furmaya Sabti 22-ka bishan May 2021 shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashooyinka, kaasoo ka duwan shirarkii ka…
Madaxweynihii hore ee dalka Ghana John Dramani Mahama ayaa ka noqday inuu aqbalay xilkii ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika…
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay u arkaan shir-madaxeedka soo socda ee Dowladda…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashada oo maanta la filayo inuu ka furmo caasimadda Muqdisho.
War kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay taageero buuxda u hayaan Ra’iisal wasaare Rooble.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa goor dhoweyd kasoo degay Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho.
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed (Lafatagareen) ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo shirka Qaran…
Hay’adda Cilmi Baarista ee Heritage ee fadhigeeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa talooyin u soo jeedisay Ra’iiul Wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa lagu soo dhoweeyay maqribnimadii caawa garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho.
